AI Prompt Engineering Fundamentals Afsomali Free

Description

Prompt Engineering Fundamentals waa course bilaash ah (FREE) oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu fahmo sida AI u fekerayo iyo sida si sax ah loola hadlo.

Course-kan wuxuu dhigayaa aasaaska dhammaan koorsooyinka AI ee kale.

👉 Waa meesha laga bilaabo:

  • ChatGPT

  • Claude

  • Gemini

  • iyo LLM kasta oo kale


🎯 WHAT YOU WILL LEARN (FREE)

By the end of this course, you will:

  • Fahmi doontaa waxa prompt yahay

  • Kala saari doontaa:

    • Zero-shot prompting

    • Few-shot prompting

  • Qori doontaa prompts:

    • cad

    • la saadaalin karo

    • natiijo leh

  • Fahmi doontaa sababta AI mararka qaar u qaldo

  • Baran doontaa sida prompt loo hagaajiyo


🧠 CORE TOPICS (Free – Summary)

  • What is a Prompt?

  • How LLMs understand instructions

  • Zero-shot vs Few-shot prompting

  • Prompt structure & formatting

  • Common prompt mistakes

  • AI limitations & hallucinations

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “AI Prompt Engineering Fundamentals Afsomali Free”

Your email address will not be published. Required fields are marked *