4.56
(9 Ratings)
Crypto Currency Course Af-somali Kubaro
What Will You Learn?
- Fahanka Guud Ee Crypto Iyo BlockChain
- in Ardaygu Barto Isticmaalka Lacagaha Crypto-da
- in Ardaygu Barto Isitcmaalka exchanges0yada sida Platformka Binance, Gate.io
- in Ardaygu Barto Isticmaalka Wallet-yada SIda Trust Wallet, Metamask
- in ardaygu baarikaro oo soo helikaro Memo Coins ka lacagaha fiican laga sameeyo
- in ardaygu barto wararka la xariira cryptada si uu u lacagaha iyo dhaqdhaqaaqa aysamayn doonaan
- in ardaygu barto sida loo sameeyo portfolio tracker si uu la socdo dhaqdhaqaaqa coinska uu haysto
- in ardaygu barto sida loo xisaabiyo MarketCap, Halvinka Fully diluted market cap
- in ardaygu heesho aqoonta buuxda ee cryptada iyo blockchain ka waa sahlantahay in aad coin gadato balse in aad ogaato waxa aad gadaynayso muxuu ku dhisanyahay? muxuusa ka shaqeeyaa oo mashruuxiisu ku dhisanyahay
- falaan-qaynta lacagaha cryptada ardaygada iyo macaliminka iyadoo isticmaalaya Telegram Group
- in ardaygu fahmo sida uu isaga ilaalinkaro tuugada iyodoo uu arkayo calaamada iyo astaamo lagu garto astamaha tuugada cryptocurrency
- in ardaygu barto coinka sida uu u gadan lahaa ugana bixilahaa marka khasaaro ay ku keenayso
- in ardaygu isticmaalo lacagaha cryptoda ah si wanaagsan oo wax ku ool ah
- in ardaygu barto saadaalinta suuq-yada Cryptada mustaqbalka iyo horumarinta blockchain
- in ardaygu yeesho meertada suuqa crypto 2024 -2025 iyadoo hada la joogo Halving kii suuqa oo afartiisano mar dhaca
- in ardaygu barto Sida loo sameeyo Token ugaar ah isaga magaciisana uu ula baxo waliba kaasoo lagu Trade-garaynkaro si practical ah
- in ardaygu barto sida loo xisaabiyo lacagaha crypto-da (crypto calculation)
Course Content
Introduction to Cryptocurrency
Hordhac ku saabsan Cryptocurrency
-
What Is Cryptocurrency
11:00 -
Taariikkh-da Cryptocurrency
14:00 -
Saamaynta Dhaqaalaha Lacagaha Crypto
06:39 -
What Is Blockchain
08:10 -
Why We Buy Crypto
05:30
Coin Vs Token
Maxay Kula Duwanyihiin Coin iyo Token
-
Coin Vs Token
07:32
10 Coins and Token ugu muhiimsan
waxaan fahmaynaa 10 ka coins iyo token ee ugu muhiimsan in aad fahanto sida ay ushaqeeyaan
-
What Is Bitcoin (BTC)
11:00 -
What is Ethereum (ETH)
08:20 -
What is Solana (SOL)
05:00 -
Ripple (XRP)
07:20 -
What is Wrapped
05:20 -
Tron (RRX)
07:00 -
Meme Coins (Degecoin And Shiba inu)
09:00 -
Meme Coins (Degecoin And Shiba inu)
09:00 -
Dex Coin Uniswap (UNI)
14:00 -
Gaming Coins (AXIE INFINITY)
06:11 -
Stable Coins (USDT)
07:01
Applications You Need
Waxaad u baahantahay application kuu muhiim ah kaasoo kuu ilaalinaya xogahaaga
-
Important Application For You need
08:00
Browser You Need
Browser ka Aad Ku isticmaalikarto Crypto and Wallets kuuna ilaalinaya xogahaaga kaana difacaya in lagaa jabsado accounts kaaga
-
Top Secure Browser
09:00
Coin Price Trackers
cutubkaan waxaad ku fahmaysaa goobaha ugu caansan ee lagala socdo dhaqdhaqaaqa lacagaha crypto iyadoo aad fahmayso ranks iyo market value
-
Coinmarketcap introduction
06:00 -
Coinmarketcap sida loo isticmaalo lesson 1
10:00 -
Coinmarketcap sida loo isticmaalo lesson 2
09:50 -
Coinmarketcap sida loo isticmaalo lesson 3
06:10 -
Coingecko Introduction
03:00 -
Coingecko sida loo isticmaalo
06:13
Wallets ( meesha aan ku kaydsanayno lacagteena crypto-da ah )
-
Waa Maxay Wallets
06:00 -
software wallets and hardware wallets
04:43 -
Other Types of Wallets Authority
05:00 -
MetaMask Introduction
05:49 -
MetaMask Download And Installing
13:30 -
isticmaalka MetaMask
15:00
Exchanges ( Goobaha Coinska La iskugu Badelo)
-
Waa Maxay Exchange ( Crypto Exchange)
06:00 -
Types Of Exhanges ( Nooc-yada Exchanges ka )
12:33 -
Binance Hordhac
07:00 -
Binance App sida Loo Samaysto iyo sida loo isticmaalo
18:00
Portfolio Tracker
-
About portfolio Tracker
04:20 -
CMC Portofolio Tracker Qaabkee Loo Isticmaalaa
08:40
News Crypto ( helida wararka iyo macluumadka Crypto)
casharkaan waxaan ku fahmaynaa sidaan ku heli lahayn macluumad up-to-date ah kaasoo aan ku baaranayo lacagaha crypto-da
-
Coindesk
08:00 -
Cointelegraph
06:33 -
CMC News
04:40
Categories of Crypto (qaybaha Crypto-da)
Casharkaan waxaan ku fahmaynaaa nooc-yada crypto iyo sida ay u qayb samaan
-
Categories of Cryptocurrency (part 1)
08:00 -
Categories of Cryptocurrency (part 2)
08:30
Crypto Terminology (Eray Bixinta Lacaga Crypto)
casharkaan waxaan ku baranaynaa eraybixinta ay leedahay crypto-du waana muhiim in aan barano eraybixinta
-
Crypto Terminology- eraybixinta lagu dhex isticmaalo market crypto (1)
07:30 -
Crypto Terminology- eraybixinta lagu dhex isticmaalo market crypto (2)
10:30 -
Crypto Terminology- eraybixinta lagu dhex isticmaalo market crypto (3)
07:00
Qaababka Aad Ku Heli Karto Crypto ( Ways to Earn Crypto)
cutubkaan waxaan ku baranaynaa qabaabka aan ku heli karno crypto sida airdrops in crypto
-
how to get cryptocurrency (sideen ku heli karnaa crypto)
07:00 -
Biggest Airdrops in crypto
02:40
Calculations Crypto (xisaabinta lacagaha)
casharkaan waxaan ku fahmaynaa kuna baranaynaa sida loo xisaabiyo profit calculation demend and supply, market capitalization, fully diluted marketcap and Gas fee
-
profit calculation (xisaabinta Faa’iida Kororka)
09:00 -
Halving Calculation (sida loo ogaado wakhtiga Halving)
07:00 -
Market Capitalization Calculation
08:20 -
Fully diluted Marketcap
08:00
Transaction Scans (baarista Transection)
casharkaan waxan ku ogaaanaynaa sida aynu u ogaaan lahayn transection lacagaha
-
Transection Scan part 1
10:00 -
Transection Scan part 2
05:20
How to analyzes Coin and Token
casharkaan waxaan ku fahmaynaa sida aynu u baari lahayn coins and tokens ka mid horay u jiray iyo mid cusub casharkaan waa ka hor intaadan gadan coinka in aad fahanto
-
Cryptocurrency Research
09:10 -
How to analyze coin and token existing project (horay u jiray) Part 1
16:00 -
How to analyze coin and token existing project (horay u jiray) Part 2
10:10 -
How to analyze coin and token startup project (bilow ah)
22:20 -
Chart Analysis
16:00 -
Meme Coins (hordhac)
13:03 -
Sida looga Faa’iidayso Meme Coins part one
15:20 -
Sida looga Faa’iidayso Meme Coins part two
09:30
Crypto Trading
waa cutub aad u muhiim ah waana sida loogu trade-gareeyo lacagaha Cryptocurrency isticmaalka tradingview analayzing market aayaad ku baranayso
-
Hordhac Trading view
14:00 -
isitcmaalka Tradingview.com
16:00 -
Trading view indicators
09:00 -
trading view lines and uses
09:00 -
candle cheat sheet
18:50 -
technical analysis support and resistance
21:00 -
hammer and bullish engulfing bar
17:30 -
Piercing and Tweezer pattern
10:30 -
Analyzing Market Chart
35:00 -
Sida Loo Isticmaalo Sell Limit Binance
37:00 -
Trailing Stop on Binance
36:44 -
Reading Order Book OCO Binance
36:00
Taxadarka Tuugada Suuqyada Cryptocurrency
waa cutub aad ku baranayso iska ilaalinta duukada qaababka lagu heli karo in tuugo leedahay ee loo yaqaan Rull Pull
Market Cycles
-
Market Cycles Bitcoin
08:50 -
37:00
-
36:00
Student Ratings & Reviews
4.6
Total 9 Ratings
5
6 Ratings
4
2 Ratings
3
1 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
thanks for all of you
thanks for all of you
yes
mahadsanid macaliin
mahadsanid macaliin
Faseex aqoonta aan ka qaaatey ee crypto khusaysay Aad Baan uuguBugay Run Ahaantii Wllhi
Aad iyo Aad Baan uugu Mhad celinyaa ustaad ka couska Noodhigey
Waana kaaga abaal gudi ooona aqoonta aan kaa baraty
WASALAMU CALYKUM WARXMATULAAH
Aad iyo Aad Baan uugu Mhad celinyaa ustaad ka couska Noodhigey
Waana kaaga abaal gudi ooona aqoonta aan kaa baraty
WASALAMU CALYKUM WARXMATULAAH
This course is truly one from which I have gained a lot of knowledge that I previously didn’t understand. However, there are a few issues on the instructor's side, such as receiving messages on WhatsApp and Telegram, which sometimes distract our focus. Occasionally, notifications pop up on the computer, and the sound of ringing is also a major interruption.
Additionally, the final lessons of the course are audio-only, with no guidance or visuals. Despite this, I am very grateful to the instructor for the excellent knowledge I’ve gained. For these reasons, I have rated this course 3 out of 5.
shukran once again and for all.
Additionally, the final lessons of the course are audio-only, with no guidance or visuals. Despite this, I am very grateful to the instructor for the excellent knowledge I’ve gained. For these reasons, I have rated this course 3 out of 5.
shukran once again and for all.
marka hore alle ayaa mahada leh mid xigata waxa aan u mahad celinayaa ustaadaka oo dadal badan naku bixiya mar labaad waxan aan ku leyahay alle haka awaal maliyo ustaad wllhi hada maxan an jogaa mel dhexe waxan rajeneyaa in aad dadaal aan ku daro aan ka faa,ideyso janisyada aad ayaa u mahadsantihiin bahda faseex .
maash allah waan ku faa'iiday shugtran faseex thaniks macalin mohamed dhakul
Masha allah weeeye