5.00
(3 Ratings)
Microsoft Office Word 2021
Categories: Microsoft Office 2021
About Course
waxaad ku barandoontaa Course-daan
Koorsadaan waxaad ku baran doontaa isticmaalka ugu sareeye dunida ee loo isticmaalo qorista iyo qurxinta warqdahaha, buugaagta, heeshiis-yada, maqaalaada iyo guud ahaan waxkasta oo la daabaco.
koorsadaan waxa aad ku baranaysaa sida aad u adeegsan lahayd Mirosoft Office Word 2021 ama 2016 waxaana ka mid ah waxaad ku baranayso
- Samaynta iyo abuurista Document aad wax ku qarankarto
- keydinta iyo wax ka badalida warqadaha horay loo qoray
- qurxinta farta, cabbirkeeda, noocyada faraha
- sida aad u adeegsanlahayd sawir ka muuqda qoraalkaaga
- sida aad u samayn lahayd qoralada heshiisyada
- sida aad u diyaarin lahayd qoraalo ku salaysan nidaamyada cusub ee uu leeyahay office word 2021
- sida loo sameeyo buug cover
- sida loo diyaariyo waraaqaha xafladaha
- sida loo naqshadeeyo arts ama farshaxanada kala duwan ee uu wato
- sida aad u soo galin lahayd muuqal qoraalkaga
- sida aad u samayn lahayd shahaado sharaf
What Will You Learn?
- waxaad si buuxda u baran doontaa microsoft Word 2021 adigoo baran doona cilmi kasta oo uu leeyahay office kaan
Course Content
installing Office 2021 Computer
-
Installing Microsoft Office 2021
05:13 -
Installing Office 2021 Part Two
02:07
Introduction Ms Word
-
Introduction MS Word
11:20 -
Saving Document And Opening Document
09:49 -
Configure Text And Page Of Document
07:22
Formating taxt
-
Formatting Text MS Word
12:26 -
Paragraph Bullets And Numbering
10:22 -
Using Find And Replace Text
07:46
Inserting
-
Inserting Picture
08:53 -
Shapes
09:07 -
Smart Art And Chart
07:25 -
Word Art Drop Cup Letter And Text Box
07:37 -
Using Table And Formula With Table
14:30 -
Header Footer And Page Number
07:40
Pages and Design Videos
-
Inserting Video To MS Word
03:56 -
Watermark Page Color And Page Borders
09:43 -
Drawing Mathematics And Icons
08:14 -
Table Of Contain And Navigation Panel
05:16
Student Ratings & Reviews
5.0
Total 3 Ratings
5
3 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Mahadsanid macallin
maasha llah aad baad umahadsantihiin
wlhi cajiib bay ahayd
wlhi cajiib bay ahayd
This site is perfect for teaching and training