fbpx

Faseex Institute

5.00
(2 Ratings)

Microsoft Office Word 2021

Categories: Microsoft Office 2021
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

waxaad ku barandoontaa Course-daan

Koorsadaan waxaad ku baran doontaa isticmaalka ugu sareeye dunida ee loo isticmaalo qorista iyo qurxinta warqdahaha, buugaagta, heeshiis-yada, maqaalaada iyo guud ahaan waxkasta oo la daabaco.
koorsadaan waxa aad ku baranaysaa sida aad u adeegsan lahayd Mirosoft Office Word 2021 ama 2016 waxaana ka mid ah waxaad ku baranayso

  • Samaynta iyo abuurista Document aad wax ku qarankarto
  • keydinta iyo wax ka badalida warqadaha horay loo qoray
  • qurxinta farta, cabbirkeeda, noocyada faraha
  • sida aad u adeegsanlahayd sawir ka muuqda qoraalkaaga
  • sida aad u samayn lahayd qoralada heshiisyada
  • sida aad u diyaarin lahayd qoraalo ku salaysan nidaamyada cusub ee uu leeyahay office word 2021
  • sida loo sameeyo buug cover
  • sida loo diyaariyo waraaqaha xafladaha
  • sida loo naqshadeeyo arts ama farshaxanada kala duwan ee uu wato
  • sida aad u soo galin lahayd muuqal qoraalkaga
  • sida aad u samayn lahayd shahaado sharaf
Show More

What Will You Learn?

  • waxaad si buuxda u baran doontaa microsoft Word 2021 adigoo baran doona cilmi kasta oo uu leeyahay office kaan

Course Content

installing Office 2021 Computer

  • Installing Microsoft Office 2021
    05:13
  • Installing Office 2021 Part Two
    02:07

Introduction Ms Word

Formating taxt

Inserting

Pages and Design Videos

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
JH
2 years ago
maasha llah aad baad umahadsantihiin
wlhi cajiib bay ahayd
AE
2 years ago
This site is perfect for teaching and training

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

WhatsApp
1
Ka mid noqo ardayda faseex