fbpx

Faseex Institute

5.00
(2 Ratings)

mastering Quickbooks Enterprise 2021

Categories: Accounting
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

QuickBooks waa software lagu xisaabiyo shirkada Ganacsiga iyo Hay’adaha,

course daan waxaad ku baran doontoo QuickBooks Desktop And QuickBooks Online.

Waxaad awoodi doontaa in aad ku shaqayso quickbook ganacsi walba oo aad u baahato.

 

QuickBooks waxaa lagu soo kor dhiyey adeegyo badan oo muhiim ah.

 

Quickbooks waxaad ugu shaqayn kartaa shirkadaha sida-

  • Shirkadaha iibiyaha alaabta sida rashinka, shoppin-ka, electronics-ka, Macuunka, sharaabka IWM
  • Shirkadaha bixiya adeega – sida cilad bixinta, dental, delivery, cargo IWM
  • Shirkadaha sameeya badeecada- sida caagadaha bixiya , sharaabka, dharka, baca wax lagu qaato, Kaluunka, bulukeetiga , Aluminum-ka IWM
  • Hay’adaha bixiya deeqaha iyo ururuda fululiya mashaariicda hay’adaha NGO
  • Beeraha soo iib geeya dalaga lacuna oo isticmaala halbeega Kg.
  • Shirkadaha iibiya Daawooyinka Jumlu iyo tafaariiq
  • Makhaayadaha Cuntada iyo sharaabka iibiya
  • Schoolada iyo jaamacadaha
  • Carwooyinka- dharka iyo kabaha iibiya

 

Waxaad ku baranaysaa course-daan qab online ah waxaadna awoodi doontaa in aad noqoto quickbook administrator awood buuxdana u leh in uu xisaab xiro shirkadaha iyo in uu soo saaro khaladaadka xisaabadka xiliga xisab xirka .

 

Waxaad baran doontaa isticmaalka quickbook online adoooga awoodaya in aad xisabtaada ganacsi ka dhigto mid online ah.

course-daan waxaa dhiga Eng Mohamed Dhakul Bayr oo in ka badan 15sano khibrad QuickBooks leh kuna shaqeeyey , bare jaamacadeedna ka ah deeganada Puntland

 

La xiriir wixii caanaad ah whatsapp  Whatsapp 252610658515

Qaabkaad Isaga Diiin Gali Lahayd Course-da :

 

Show More

What Will You Learn?

  • waxaadna awoodi doontaa in aad noqoto quickbook administrator awood buuxdana u leh in uu xisaab xiro shirkadaha iyo in uu soo saaro khaladaadka xisaabadka xiliga xisab xirka .

Course Content

introduction
waxaan bilownay course-dii QuickBooks enterprise 2021 qaybtaan hore waxaan ku baran doonaa fahanka iyo dhisidii shirkadii aan ku baran lahayn quickbooks sidoo kale waxaan barandoonaa sida loogu shubo computerka iyo wixii caqabad ama cilado ah iyo sida loo xalinlahaa ciladahaas

  • QuickBooks Enterprise Downloading And Installing
    14:00
  • QuickBooks Setting Up New Company
    22:28
  • QuickBooks Enterprise Edit Company Information And Sett Up Password
    05:00
  • QuickBooks Enterprise Customize
    04:00
  • QuickBooks Enterprise Balan sheet And Income And Expenses Accounts
    12:48
  • QuickBooks Enterprise Chart Of Account Part One
    12:00
  • QuickBooks Enterprise Chart Of Account Transfer Account To Another Part Two
    05:00

Inventory Adjustments services and products
qaybtaan waxaan ku baran doonaa sida aynu umaamuli-lahayn bakhaarka ama store-ka aan wax ku kaydsano sidoo kale waxaan diyaarinaynaa wax aan iibin-doona oo ah product badeeco ama services adeeg- walibana aan ugu samayn lahayn ajustment oo ah in alaabta xumaata ka saarno store ka sidoo kale waxaan ku baran doonaa qiimaha iyo fariisinta xisaabta store- ka

Vender
qaybtaan waa vender oo ah in aad isu diyaariso sida aad shirkado kasoo iibsanlahayd badeeco iyo xiriirka idin dhex mari kara cidkasta aad kasoo qaadato alaab

Customer
Qaybtaan waxaan ku baran doonaa sida aan ugu shaqayn lahayn macaamiisheena wax inaka iibsata waana qayb muhiim ka ah barashada quickbooks

paying expenses

General Journal Entry

Backup And Restore

QuickBooks online

Warshad Soo Saarta Cagadaha Biyaha

School Collage and University

cafeteria and restaurant

Xisaab Xirka

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AA
10 months ago
well designed course
ASC magacyga waa Liibaan Abdullahi mohamed koorsda QucikBook waxaan ka faaidey hi wx an la sooo koobi karin hda waxan ugu shaqeyn karaa qaabkasta ay tahay company kasta xitaa sida trainer ahaan wan ugu shqeyn karaa mhdsanid
Ustaad qaliya

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

WhatsApp
1
Ka mid noqo ardayda faseex