Barashada Microsoft Excel

Categories: Accounting
Wishlist Share

About Course

Baro Microsoft Excel laga bilaabo aasaaska ilaa heer aad si kalsooni leh ugu isticmaali karto shaqo, waxbarasho iyo ganacsi.

Course-kan waxaa loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu barto Microsoft Excel iyo sida loogu isticmaalo maaraynta xogta, xisaabinta iyo diyaarinta reports.

What Will You Learn?

  • * Fahamka aasaaska Microsoft Excel iyo sida loo isticmaalo.
  • * Sida loo abuuro loona habeeyo Excel worksheets iyo workbooks.
  • * Kala-soocidda iyo sifaynta xogta (**Sort & Filter**).
  • * Samaynta **Charts & Graphs** si xogta loo fahmo.
  • * Diyaarinta reports iyo documents xirfad leh.
  • * Xirfadaha Excel ee looga baahan yahay shaqada, ganacsiga iyo waxbarashada.

Course Content

Cutubka 1: Introduction to Excel
wuxuu ardayga siinayaa faham guud oo ku saabsan Microsoft Excel, waxa loo isticmaalo, iyo sida uu uga caawiyo maaraynta xogta, xisaabaadka iyo diyaarinta warbixinnada. Waxa kale oo lagu baranayaa qaybaha muhiimka ah ee Excel iyo sida loo bilaabo isticmaalka.

  • lesson 1 Introduction excel
    03:35
  • Lesson 02 Environment
    10:45
  • Lesson 03 New,Seva,Open, and close
    06:13
  • Lesson 04 Sheets
    05:39
  • Lesson 05 Copy, Cut, Paste and Move
    04:40

Cutubka 2:

Cutubka 3:

Cutubka 4:

Get Your Certificate

Complete all lessons and quizzes to earn a professional certificate of completion to boost your career.

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?