Faseex Institute

AI Prompt Engineering Fundamentals Afsomali Free

Categories: AI Course Afsomali
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Prompt Engineering Fundamentals waa course bilaash ah (FREE) oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu si dhab ah u fahmo sida AI u fekerto iyo sida si sax ah loola xiriiro (prompting).

Course-kan wuxuu dhigayaa aasaaska dhammaan koorsooyinka kale ee AI & LLMs, waana tallaabada saxda ah ee lagu bilaabo.

👉 Meesha laga bilaabo fahamka:

  • ChatGPT

  • Claude

  • Gemini

  • iyo LLM kasta oo kale


🎯 WHAT YOU WILL LEARN (FREE)

  • Prompt Engineering fundamentals iyo sababta ay muhiim u tahay

  • Isticmaalka tools sida ChatGPT, GPT-5, Midjourney, NotebookLM, Gemini iwm

  • Fahamka capabilities, limitations, best practices ee AI

  • Tokens iyo log probabilities

  • Abuurista summaries, lists, role prompting

  • Sentiment analysis iyo step-by-step reasoning

  • La tacaalidda token limits iyo meta-prompting

  • Advanced use cases: inpainting, outpainting, progressive extraction

Waxaad si cad u fahmi doontaa:

  • Sababta AI mararka qaar u qaldo ama u hallucinate-gareeyo

  • Sida prompt-ka loo hagaajiyo si natiijo sax ah loo helo


🧠 CORE TOPICS (Free – Summary)

  • Waa maxay Prompt?

  • Sida LLMs u fahmaan instructions-ka

  • Zero-shot vs Few-shot prompting

  • Prompt structure & formatting

  • Khaladaadka caamka ah ee prompts-ka

  • AI limitations & hallucinations

Gunaanad: Course-kani waa mid fudud, cad, oo la fahmi karo, wuxuuna kuu diyaarinayaa faham adag oo aad ku dhisi karto xirfado AI oo heer sare ah.

Show More

What Will You Learn?

  • By the end of this course, you will:
  • Fahmi doontaa waxa prompt yahay
  • Kala saari doontaa:
  • Zero-shot prompting
  • Few-shot prompting
  • Qori doontaa prompts:
  • cad
  • la saadaalin karo
  • natiijo leh
  • Fahmi doontaa sababta AI mararka qaar u qaldo
  • Baran doontaa sida prompt loo hagaajiyo

Course Content

intoduction to AI – Xal Iyo Xirfad

  • About AI introduction
    19:00
  • Sidee AI U Shaqeeyaa?
    23:00
  • Waa Maxay NLP, ML, DL, LLMs iyo RAG Models?
    20:00

Prompt Engineering

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

✕