Advance Ecommerce
About Course
Advance Ecommerce Waa Course Aaad Ku Baranayso Ganacsiga Online Ka Waliba Ecommerce Adigoo Jooga Gurigaaga, Waxaadna Si buuxda U baranaysa Sidaad U Bilaabi Lahayd Ganacsi Online ah.
Waxaad Ogaanaysaa Course-dan Markaad Dhamayso Habka Aad U Samayn Lahayd Dakhli Dhab Ah Waxaadna Bilaabaysaa Shirkad Ganacsi Oo online Waliba Si Xor Ah.
Waxaad Ku Baranaysaa Course-daan:
✔ Sida Alibaba Wax uga iibsanlahayd
✔ Sida Aaad Ku XulanLahayd Supplier fiican
✔ Sida Aad U Ogaan Lahayd Product-ga Fiican
✔ Sida Aad U qiimayn Lahayd Product Kaaga Gadmaya Gobolka ama Somalia
✔ Sida aad Ku Heli Lahayd Shirkad Kuu Keenta Alaabta Aad Dalbatay
✔ Sida aad u iibgayn Lahayd Alaabtaada
✔ Sida Aad ku heli Lahayd Warshad Qiima Jaban Leh Oo Gurigaaga Wax Ku samaysa
✔ Sida Aad Suuq-yada China Wax uga Baari Lahayd
✔ Sida Aad Shirkadaha Kula Tartamaya Uga Guulaysan Karto
✔ Sida Aad isaga ilaalin Lahayd In Lacagtaada Lagaa dhaco
✔ Sida Aaad Amazon Iyo Aliexpress Wax uga iibsan Lahayd
Kaliya Iska Diiwaan Gali Couse-da Oo Hada Baro Yeelana Xirfad Aad Ku Shaqaysato
la Xiriir Whatsappka 25290758879
What Will You Learn?
- Sida Alibaba Wax uga iibsanlahayd
- Sida Aaad Ku XulanLahayd Supplier fiican
- Sida Aad U Ogaan Lahayd Product-ga Fiican
- Sida Aad U qiimayn Lahayd Product Kaaga Gadmaya Gobolka ama Somalia
- Sida aad Ku Heli Lahayd Shirkad Kuu Keenta Alaabta Aad Dalbatay
- Sida aad u iibgayn Lahayd Alaabtaada
- Sida Aad ku heli Lahayd Warshad Qiima Jaban Leh Oo Gurigaaga Wax Ku samaysa
- Sida Aad Suuq-yada China Wax uga Baari Lahayd
- Sida Aad Shirkadaha Kula Tartamaya Uga Guulaysan Karto
- Sida Aad isaga ilaalin Lahayd In Lacagtaada Lagaa dhaco
- Sida Aaad Amazon Iyo Aliexpress Wax uga iibsan Lahayd
Course Content
Introduction Ecommerce
-
Electronic Business Commerce
00:00 -
Waa Maxay Ecommerce
00:00 -
what is niche of Market ?
00:00 -
What is Alibaba?
00:00 -
About Alibaba Market Place
00:00
product Research
-
Alibaba Create Account Type buyer
00:00 -
product Research by Category
00:00 -
product Research by Supplier
00:00 -
product Research min and price order
00:00 -
Product Research Function OS and More
00:00 -
Product preparing On Google Sheet
00:00
Order Product
-
Product Search Multi Supplier One Request
00:00 -
Message And Orders
00:00 -
Supplier Conversation
00:00 -
Supplier Conversation Two
00:00 -
Supplier Conversation Contact Save
00:00
Shipping Cargo
-
Supplier Sent Cargo Address
00:00 -
Ecommerce Supplier Sent Cargo Address Two Shipping
00:00 -
Ecommerce Happy Cargo Agency Somalia
00:00 -
Ecommerce Rolling Cargo in Kenya Sea and Fly
00:00 -
Ecommerce Amazon.ae and Amazon.com
00:00 -
ecommerce order process shipping
00:00 -
Ecommerce Order Process Shipping Delivery
00:00 -
Ecommerce Order Process Delivery Part Two
00:00
Market Products Tools
-
Ecommerce Tools Search Price History and Similar Product
00:00 -
Ecommerce Product Tool Market Part one
00:00 -
Ecommerce Product Tool Market Part Two
00:00
Small Manufactures
-
Ecommerce Machine Oil
00:00 -
Ecommerce Machine Saloolka ama Daangada
00:00
Get Your Certificate
Complete all lessons and quizzes to earn a professional certificate of completion to boost your career.
Student Ratings & Reviews
Mahasanid bahda faseex