fbpx

Faseex Institute

5.00
(4 Ratings)

Advance Ecommerce

Categories: Online Marketing
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Advance Ecommerce Waa Course Aaad Ku Baranayso Ganacsiga Online Ka Waliba Ecommerce Adigoo Jooga Gurigaaga, Waxaadna Si buuxda U baranaysa Sidaad U Bilaabi Lahayd Ganacsi Online ah.

Waxaad Ogaanaysaa Course-dan Markaad Dhamayso Habka Aad U Samayn Lahayd Dakhli Dhab Ah Waxaadna Bilaabaysaa Shirkad Ganacsi Oo online Waliba Si Xor Ah.

Waxaad Ku Baranaysaa Course-daan:

✔ Sida Alibaba Wax uga iibsanlahayd

✔  Sida Aaad Ku XulanLahayd Supplier fiican

✔ Sida Aad U Ogaan Lahayd Product-ga Fiican

✔ Sida Aad U qiimayn Lahayd Product Kaaga Gadmaya Gobolka ama Somalia

✔ Sida aad Ku Heli Lahayd Shirkad Kuu Keenta Alaabta Aad Dalbatay

✔ Sida aad u iibgayn Lahayd Alaabtaada

✔ Sida Aad ku heli Lahayd Warshad Qiima Jaban Leh Oo Gurigaaga Wax Ku samaysa

✔ Sida Aad Suuq-yada China Wax uga Baari Lahayd

✔ Sida Aad Shirkadaha Kula Tartamaya Uga Guulaysan Karto

✔ Sida Aad isaga ilaalin Lahayd In Lacagtaada Lagaa dhaco

✔ Sida Aaad Amazon Iyo Aliexpress Wax uga iibsan Lahayd

Kaliya Iska Diiwaan Gali Couse-da Oo Hada Baro Yeelana Xirfad Aad Ku Shaqaysato

la Xiriir Whatsappka 25290758879

Show More

What Will You Learn?

  • Sida Alibaba Wax uga iibsanlahayd 
  •  Sida Aaad Ku XulanLahayd Supplier fiican
  •  Sida Aad U Ogaan Lahayd Product-ga Fiican 
  •  Sida Aad U qiimayn Lahayd Product Kaaga Gadmaya Gobolka ama Somalia 
  • Sida aad Ku Heli Lahayd Shirkad Kuu Keenta Alaabta Aad Dalbatay 
  • Sida aad u iibgayn Lahayd Alaabtaada 
  • Sida Aad ku heli Lahayd Warshad Qiima Jaban Leh Oo Gurigaaga Wax Ku samaysa
  • Sida Aad Suuq-yada China Wax uga Baari Lahayd 
  • Sida Aad Shirkadaha Kula Tartamaya Uga Guulaysan Karto 
  • Sida Aad isaga ilaalin Lahayd In Lacagtaada Lagaa dhaco 
  • Sida Aaad Amazon Iyo Aliexpress Wax uga iibsan Lahayd

Course Content

Introduction Ecommerce

  • Electronic Business Commerce
    00:00
  • Waa Maxay Ecommerce
    00:00
  • what is niche of Market ?
    00:00
  • What is Alibaba?
    00:00
  • About Alibaba Market Place
    00:00

product Research

Order Product

Shipping Cargo

Market Products Tools

Small Manufactures

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 4 Ratings
5
4 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AA
2 months ago
10/10 this course is change my life thanks
MI
5 months ago
Waxaan ka faa'idnay casharo muhiim ah oo aan uga faaidsan lahayn aduun arageena.
Waxbadan ban kafaaiday coursekas run ahantii sida quraxda badan ee aad noogu hagarbaxday allah waxan kuwaydinayaa cilmigaaga inuu rabi kubarakaeeye aqontana uu kusiyadiyo anaga rabi hanaga yeelo kuwii ii anfaco
AJ
2 years ago
Mnsha allah course kan ecommerce waa course aad ii anfacay waxbadana ifahansiiyay
Mahasanid bahda faseex

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

WhatsApp
1
Ka mid noqo ardayda faseex