About Course
Prompt Engineering Fundamentals waa course bilaash ah (FREE) oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu si dhab ah u fahmo sida AI u fekerto iyo sida si sax ah loola xiriiro (prompting).
Course-kan wuxuu dhigayaa aasaaska dhammaan koorsooyinka kale ee AI & LLMs, waana tallaabada saxda ah ee lagu bilaabo.
👉 Meesha laga bilaabo fahamka:
-
ChatGPT
-
Claude
-
Gemini
-
iyo LLM kasta oo kale
🎯 WHAT YOU WILL LEARN (FREE)
-
Prompt Engineering fundamentals iyo sababta ay muhiim u tahay
-
Isticmaalka tools sida ChatGPT, GPT-5, Midjourney, NotebookLM, Gemini iwm
-
Fahamka capabilities, limitations, best practices ee AI
-
Tokens iyo log probabilities
-
Abuurista summaries, lists, role prompting
-
Sentiment analysis iyo step-by-step reasoning
-
La tacaalidda token limits iyo meta-prompting
-
Advanced use cases: inpainting, outpainting, progressive extraction
Waxaad si cad u fahmi doontaa:
-
Sababta AI mararka qaar u qaldo ama u hallucinate-gareeyo
-
Sida prompt-ka loo hagaajiyo si natiijo sax ah loo helo
🧠CORE TOPICS (Free – Summary)
-
Waa maxay Prompt?
-
Sida LLMs u fahmaan instructions-ka
-
Zero-shot vs Few-shot prompting
-
Prompt structure & formatting
-
Khaladaadka caamka ah ee prompts-ka
-
AI limitations & hallucinations
Gunaanad: Course-kani waa mid fudud, cad, oo la fahmi karo, wuxuuna kuu diyaarinayaa faham adag oo aad ku dhisi karto xirfado AI oo heer sare ah.
Course Content
intoduction to AI – Xal Iyo Xirfad
-
About AI introduction
19:00 -
Sidee AI U Shaqeeyaa?
23:00 -
Waa Maxay NLP, ML, DL, LLMs iyo RAG Models?
20:00