Description
Prompt Engineering Fundamentals waa course bilaash ah (FREE) oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu fahmo sida AI u fekerayo iyo sida si sax ah loola hadlo.
Course-kan wuxuu dhigayaa aasaaska dhammaan koorsooyinka AI ee kale.
👉 Waa meesha laga bilaabo:
-
ChatGPT
-
Claude
-
Gemini
-
iyo LLM kasta oo kale
🎯 WHAT YOU WILL LEARN (FREE)
By the end of this course, you will:
-
Fahmi doontaa waxa prompt yahay
-
Kala saari doontaa:
-
Zero-shot prompting
-
Few-shot prompting
-
-
Qori doontaa prompts:
-
cad
-
la saadaalin karo
-
natiijo leh
-
-
Fahmi doontaa sababta AI mararka qaar u qaldo
-
Baran doontaa sida prompt loo hagaajiyo
🧠CORE TOPICS (Free – Summary)
-
What is a Prompt?
-
How LLMs understand instructions
-
Zero-shot vs Few-shot prompting
-
Prompt structure & formatting
-
Common prompt mistakes
-
AI limitations & hallucinations


Reviews
There are no reviews yet.