Waxa maxay Bitcoin?

Bitcoin waa lacag hawo ah (dhijitaal ah) waana

lacagtií ugu horreysay ee caalarnku ay fahmeen oo ay la qabsadeen.

Bitcoin waa lacag ku saleysan si kumbuyuutar ah oo aysan jìrin

dawlad si gaar ah u leh. Qof walba ayaa ka qayb qaadankara , ín uu

ka mid noqdo soo saarayaasha lacagtaan bitcoin, kali ah waxaad u

baahantahay in aad kumbuyuutar heysato Jyo internet ay ku

shaqeyneyso in aad soo dagsato. Balse hada lama samayo mining sababtoo ah waxaa yaraaday faa’iidii laga heli jiray oo markasta oo ay ka soo wareegto 4sano waxaa dhaca halving.

Bitcoin waa aabbaha lacagaha crypta maaddaama ay tahay lacagtii ugu horreysay ee ay dadko wada aqoonsadaan kuwa kalena waxaa loo yaqaanaa Alt Coins oo ah inta kale oo dhan .

In aad manta maalgashato lacagta bitcoin waxay kuu siinaysaa fursad in aad mustaqbalka dhow ka hesho macaash aad u badan sababtoo ah baahida iyo barashada lacagtan ayaa marba marka ka danbaysa sii badanaysa

1 Comment.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *