fbpx

Faseex Institute

5.00
(3 Ratings)

Crypto Currency Course Af-somali Kubaro

Categories: CRYPTO
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

What Will You Learn?

  • Fahanka Guud Ee Crypto Iyo BlockChain
  • in Ardaygu Barto Isticmaalka Lacagaha Crypto-da
  • in Ardaygu Barto Isitcmaalka exchanges0yada sida Platformka Binance, Gate.io
  • in Ardaygu Barto Isticmaalka Wallet-yada SIda Trust Wallet, Metamask
  • in ardaygu baarikaro oo soo helikaro Memo Coins ka lacagaha fiican laga sameeyo
  • in ardaygu barto wararka la xariira cryptada si uu u lacagaha iyo dhaqdhaqaaqa aysamayn doonaan
  • in ardaygu barto sida loo sameeyo portfolio tracker si uu la socdo dhaqdhaqaaqa coinska uu haysto
  • in ardaygu barto sida loo xisaabiyo MarketCap, Halvinka Fully diluted market cap
  • in ardaygu heesho aqoonta buuxda ee cryptada iyo blockchain ka waa sahlantahay in aad coin gadato balse in aad ogaato waxa aad gadaynayso muxuu ku dhisanyahay? muxuusa ka shaqeeyaa oo mashruuxiisu ku dhisanyahay
  • falaan-qaynta lacagaha cryptada ardaygada iyo macaliminka iyadoo isticmaalaya Telegram Group
  • in ardaygu fahmo sida uu isaga ilaalinkaro tuugada iyodoo uu arkayo calaamada iyo astaamo lagu garto astamaha tuugada cryptocurrency
  • in ardaygu barto coinka sida uu u gadan lahaa ugana bixilahaa marka khasaaro ay ku keenayso
  • in ardaygu isticmaalo lacagaha cryptoda ah si wanaagsan oo wax ku ool ah
  • in ardaygu barto saadaalinta suuq-yada Cryptada mustaqbalka iyo horumarinta blockchain
  • in ardaygu yeesho meertada suuqa crypto 2024 -2025 iyadoo hada la joogo Halving kii suuqa oo afartiisano mar dhaca
  • in ardaygu barto Sida loo sameeyo Token ugaar ah isaga magaciisana uu ula baxo waliba kaasoo lagu Trade-garaynkaro si practical ah
  • in ardaygu barto sida loo xisaabiyo lacagaha crypto-da (crypto calculation)

Course Content

Introduction to Cryptocurrency
Hordhac ku saabsan Cryptocurrency

  • What Is Cryptocurrency
    11:00
  • Taariikkh-da Cryptocurrency
    14:00
  • Saamaynta Dhaqaalaha Lacagaha Crypto
    06:39
  • What Is Blockchain
    08:10
  • Why We Buy Crypto
    05:30

Coin Vs Token
Maxay Kula Duwanyihiin Coin iyo Token

10 Coins and Token ugu muhiimsan
waxaan fahmaynaa 10 ka coins iyo token ee ugu muhiimsan in aad fahanto sida ay ushaqeeyaan

Applications You Need
Waxaad u baahantahay application kuu muhiim ah kaasoo kuu ilaalinaya xogahaaga

Browser You Need
Browser ka Aad Ku isticmaalikarto Crypto and Wallets kuuna ilaalinaya xogahaaga kaana difacaya in lagaa jabsado accounts kaaga

Coin Price Trackers
cutubkaan waxaad ku fahmaysaa goobaha ugu caansan ee lagala socdo dhaqdhaqaaqa lacagaha crypto iyadoo aad fahmayso ranks iyo market value

Wallets ( meesha aan ku kaydsanayno lacagteena crypto-da ah )

Exchanges ( Goobaha Coinska La iskugu Badelo)

Portfolio Tracker

News Crypto ( helida wararka iyo macluumadka Crypto)
casharkaan waxaan ku fahmaynaa sidaan ku heli lahayn macluumad up-to-date ah kaasoo aan ku baaranayo lacagaha crypto-da

Categories of Crypto (qaybaha Crypto-da)
Casharkaan waxaan ku fahmaynaaa nooc-yada crypto iyo sida ay u qayb samaan

Crypto Terminology (Eray Bixinta Lacaga Crypto)
casharkaan waxaan ku baranaynaa eraybixinta ay leedahay crypto-du waana muhiim in aan barano eraybixinta

Qaababka Aad Ku Heli Karto Crypto ( Ways to Earn Crypto)
cutubkaan waxaan ku baranaynaa qabaabka aan ku heli karno crypto sida airdrops in crypto

Calculations Crypto (xisaabinta lacagaha)
casharkaan waxaan ku fahmaynaa kuna baranaynaa sida loo xisaabiyo profit calculation demend and supply, market capitalization, fully diluted marketcap and Gas fee

Transaction Scans (baarista Transection)
casharkaan waxan ku ogaaanaynaa sida aynu u ogaaan lahayn transection lacagaha

How to analyzes Coin and Token
casharkaan waxaan ku fahmaynaa sida aynu u baari lahayn coins and tokens ka mid horay u jiray iyo mid cusub casharkaan waa ka hor intaadan gadan coinka in aad fahanto

Crypto Trading
waa cutub aad u muhiim ah waana sida loogu trade-gareeyo lacagaha Cryptocurrency isticmaalka tradingview analayzing market aayaad ku baranayso

Taxadarka Tuugada Suuqyada Cryptocurrency
waa cutub aad ku baranayso iska ilaalinta duukada qaababka lagu heli karo in tuugo leedahay ee loo yaqaan Rull Pull

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 3 Ratings
5
3 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
DW
2 months ago
maash allah waan ku faa'iiday shugtran faseex thaniks macalin mohamed dhakul
NX
3 months ago
Masha allah weeeye
MB
3 months ago
waxay mudanyihiin in loogu mahad celiyo sida fiican ay noo bareen koorsadaan cryptocurrency kun jeer waad mahadsantiihiin intaan online wax ka baranayey ma arag macalimin sidaan ugu hagar baxaya ardaydoo thank you my teacher

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

WhatsApp
1
Ka mid noqo ardayda faseex