fbpx

Faseex Institute

5.00
(2 Ratings)

Digital Marketing

Categories: Online Marketing
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Digital Marketing (Suuqgeynta dhijitaalka-internetka ah) waxa uu u samaynayaa ganacsi hab tixgalinaya dhammaan siyaabaha kala duwan ee suuqgeyntu u bixiso macluumaadka ku saabsan oo dhaqaajisa

  • wacyiga alaabtaada si ay u wanaajiso khibrada khadka ee macmiilka,
  • u siiso macluumaadka ay u baahan yihiin, kuna dhiiri gelisa inay sii wadaan dhaqdhaqaaqa.

Tani waxay ka dhigan tahay ogaanshaha sida aad u isticmaali doonto

  • boggaaga iyo kanaalada kale ee dhijitaalka ah si aad si waxtar leh u siiso macaamiilka macluumaadka saxda ah, habka saxda ah, wakhtiga saxda ah, qaabka saxda ah.

Koorsadan suuqgeynta dhijitaalka ah oo aad ka baran doonto shabakada faseex.com, waxaad si faahfaahsan uga heli doontaa qaybaha suuqgeynta dhijitaalka ah sida:

 

  1. Introduction (Hordhac)

qaybtan markaad dhammaysatid waxaad wax badan ka fahmi doontaa digital marketing adigoo ka jawaabi doona suaalo badan oo ku saabsan course kan sida :

  • Waa maxay digital marketing?
  • Maxay ku kala duwanyihiin suuqgaynta casriga ah iyo tii hore?
  • Maxaan ka faaiidayaa markaan barato digital marketing?

 

  1. Market Research (Raadinta xogta suuqa)

qaybtan waxaad ku baranaysaa:

  • Marketing Research faaiidada ay u leedahay guud ahaan Suuqgaynta iyo gaar ahaan digital marketing
  • Websiteyada bilaashka ah uguna caansan marka la samaynayo market research
  • Sida loo sameeyo market research adigoo raacaya tallaabooyin qof walba samayn karo

 

  1. affiliate marketing (Dillalka adeegyada internetka)

qaybtan waxaad ka helaysaa

  • Qeexidda Affiliate Marketing
  • Noocyada adeegyada lagaga shaqaysto affiliate marketing
  • Websites yada ugu caansan ee sameeya affiliate marketing
  • Sida loo helo adeegyada ugu sarreeya ee lagu samaynkaro Affiliate Marketing
  • Websites yada bixiya affiliate marketing ee ku shaqeeya Somlia
  • Iska diiwaangalinta websiteyada bixiya affiliate marketing iyo helida links adiga kuu gaar ah

 

  1. Set up landing page (abuuridda bogagga wax lagu bandhigo)

qaybtan waxaad ku baranaysaa :

  • Sida loo Raadiyo websiteyada bixiya adeega landing page oo waliba bilaash ah
  • Samaynta landing page adiga kuu gaar ah oo aad kusoo bandhigto adeegyada aad rabto inaad iib gayso

 

  1. content marketing

qaybtan content marketing waxaad ku baranaysaa:

  • Qaybaha content marketing
  • website yada ugu caansan oo bixiya adeegyada content marketing
  • Abuuridda qaybo kamid ah content marketing oo ku habboon adeegga aad iib gaynayso adigoo adeegsanaya websites bilaash ah oo ku shaqaynaya adeegyada casriga ah Artifitial Intelegent (AI)

 

  1. Search Engine Optimization (mudnaysiinta makiinadaha baarista)

qaybtan waxaad ku baranaysaa:

  • Waa maxay search engine optimization?
  • Siduu u shaqeeyaa search engine optimization
  • Doorashada keywords (ereyada furaha ah)) ugu fiican oo ku habboon adeegga aad iib gaynaysid
  • Sida looga dhigo website ama post-igaaga kaaga kan ugu fiican uguna horreeya marka lala barbar dhigo kuwa kale ee tartanka kugula jira adigoo ka dhigaya kan ugu horreeya dhanka makiinadaha baarista Google-ka

 

  1. Email Marketing (ku suuqgaynta dirista farriimaha email-ka)

qaybtan waxaad ku baranaysaa :

  • Sida uu u shaqeeyo email marketing
  • Qaabka loo xusho ama doorto website-ka bixiya adeega email marketing
  • Doorashada iyo xulashada macaamiisha ku habboon adeeggaaga
  • Inaad u dirto farriimo (emails) aan xad lahayn adigoo gaarsiinaya macaamiishii aad soo xulatay

 

  1. social media marketing (ku suuqgaynta baraha bulshada)

qaybtan waxaad ku baranaysaa:

  • Qaybaha ugu muhiimsan social media ha oo loo adeegsan karo digital marketing
  • Sida loogasoo xusho social media-ha macaamiishada ku habboon adeega aad bixinaysid
  • Sida loo baahiyo adeegaaga loona tuso dadka ugu badan ee ku habboon

 

  1. Google analytics (taxliilinta Google-ku uu ku sameeyo suuqgaynta)

qaybtan waxaad ku baranaysaa

  • Qaybaha ugu caansan ee sameeya marketing analysis
  • Sida loo fasiro xogta lasoo analysis
  • Sida goaan looga qaato xogtii aad ka heshay analysis-ka
  • Sida loo saxo khaladaadkii aad ku samaysay suuqgayntii aad horey u sameysay

iska diiwaan gali muuqaalkaan

Show More

Course Content

Introduction

  • Contents
    09:07
  • Introduction
    08:07

Market Research

Affiliate Marketing

Content Marketing

Search Engine Optimization (SEO)

Email Marketing

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
AH
3 months ago
The best education and fabulous teachers thanks all for helpning
AJ
2 years ago
Waan umahad celinayaa bahda fasted.com

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

WhatsApp
1
Ka mid noqo ardayda faseex