fbpx

Faseex Institute

Mastering Google ads

Categories: Online Marketing
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Barashada course-da google ads

Waxay kuu sahlaysaa in aad ka dhex shaqaysato online ka adigoo lacag qiima badan ka samayn kara online ka hadaba waxyar aan kuu faahfaahiyo

Google Ads

Xirfada ugu Muhiimsan ee digital marketing waa Google Ads waxaana iska leh shirkada Google waxaana lagu sameeya xayeysiimaha Product and service shirkada google waxaa maalintii lagu qiiyaasaa in laga raadiyo 5.9 million search query . taasi waxay sababay in uu noqdo google market search engine ka ugu wayn aduunka.

Google ads iyo google AdSense

Labadan google ka mid ah adeegyadeeda waxaa u dhexeeya farqi aad u wayn.

Google ads waa madal aad ku iibgayn karto badeeco ama adeeg adigoo ku bixinaya khidmad Cost Per Click CPC

Google adsense waa in aad noqoto qof leh website ama application kaasoo ay dad badan booqdaan goobtiisa awoodna u leh in uu tuso xaysiisamaha ay google soo qaadatay bulsho

 

Course-dan google ads

Waxaad ku baranaysaa sida aad u dhisi lahayd xayeysiimaha google oo kala ah

  • Search Ads

Waa xayeysiinta ugu badan oo ah in search google uu soo qabto xaysiintaad samaysay iyadoo loogu sare marin doono

  • Display Ads

Waa xayeysiinta labaad ee google ads aad ku baranayso oo ah in website-yada iyo application ka markad wax ka akhrinayso ama aad dawanayso xayeysiimaha ka soo muuqda

  • Shopping Ads

Waa xayeysiin aad ku samayn karto in aad google shopping product waxayna kuu sahlaysaa in dukaanada iyo gooboha gnacsiga ay badeecadooda google shoping soo saartaan

  • Video Ads

Waa xayeysiin aad ku samaynkarto muuqaal ka soo muuqda youtube ka iyo shirkadaha google partners ka la ah

 

Qaabkeen ku Baran Karaa Google Ads

Hadaba sida ugu fudud ayaa ah in aad ku barato course-dan adoo iska diiwaan galiya faseex oo ka mid noqda aradyada ka baratay kuna shaqaysata xirfadaan.

 

Goobtee ayaan uga shaqaysan karaa xirfadan

Waxaad ugu shaqaysan karta xirfadan google ads ah in aad noqo iibgeeye ama xayeysiiye company u iibgeeya badeecadooda ama adeegooda sidoo kale waxaad ugu shaqaysan karta xirfadan in aad adeegaaga iibgayso dunida meelkasta

Show More

Course Content

Introduction

  • What Is Google Ads
    07:09
  • Where Is Your Ads Show Up
    06:30
  • About Google
    09:01

Mindset

Google Ads Account setup and structure

budget

Location and Targeting

Keyword Search

Creating your ad text

Google Display Network

Conversion Tracking

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?

WhatsApp
1
Ka mid noqo ardayda faseex