# Faseex Institute > Madal Waxbarasho oo Online Ah ## Posts - [Waxa maxay Bitcoin?](https://faseex.com/waxa-maxay-bitcoin/): Bitcoin waa lacag hawo ah (dhijitaal ah) waana lacagtií ugu horreysay ee caalarnku ay fahmeen oo ay la qabsadeen. Bitcoin waa lacag ku saleysan si kumbuyuutar ah oo aysan jìrin dawlad si gaar ah u leh. Qof walba ayaa ka qayb qaadankara , ín uu ka mid noqdo soo saarayaasha lacagtaan bitcoin, kali ah waxaad u baahantahay in aad kumbuyuutar heysato Jyo internet ay ku shaqeyneyso in aad soo dagsato. Balse hada lama samayo mining sababtoo ah waxaa yaraaday faa’iidii laga heli jiray oo markasta oo ay ka soo wareegto 4sano waxaa dhaca halving. Bitcoin waa aabbaha lacagaha crypta maaddaama ay ## Pages - [Tutor Certificate Verification](https://faseex.com/tutor-certificate-verification-2/) - [Tutor Certificate Verification](https://faseex.com/tutor-certificate-verification/) - [Tutor Certificate](https://faseex.com/tutor-certificate/) - [Video Generation](https://faseex.com/veo3-gemini-prompt-builder/): Veo3 & Gemini Prompt Generator – Somali to English 🎬 Video Generation & Gemini Prompt Builder Ku qor Af-Soomaali faahfaahinta muuqaalka, waxaana si toos ah laguugu turjumayaa Ingiriis saxan oo AI-gu fahmo. 🎨 Tayada Muuqaalka (Style & Quality) 🎭 Jilaaga (Subject) 🌍 Goobta (Environment) 🎥 Kaamirada (Camera) 💡 Iftiinka & Jawiga (Lighting) 🔊 Codka (Audio) 🔄 Turjum oo Soo Saar Prompt-ga 📋 Prompt-gaaga (Ingiriis) Koobi Garee (Copy) Markaad tabo badhanka turjumida, prompt-gaaga Ingiriisiga ah ee saxan halkan ayuu kasoo muuqan doonaa… - [Tutor Login](https://faseex.com/tutor-login/) - [AI Tools](https://faseex.com/ai-tools/): Faseex AI Comparison Tool – Loading All Models… - [Compare AI Models](https://faseex.com/compare-ai-models/): Faseex AI Comparison Tool – Loading All Models… - [Checkout](https://faseex.com/checkout-2/) - [Cart](https://faseex.com/cart-2/) - [Cryptocurrency](https://faseex.com/cryptocurrency/) - [Noqo Macalin](https://faseex.com/noqo-macalin/): Noqo Macalin Raac Tilmamaha Hoose Noqo Macalin Kamid noqo bahda macalimiinta Faseex oo soo gudibi xirfad nolasha aradayda Soomaaliyeed  wax ka badasha. Soo gudibi course-kasta oo wax tar leh gacantaadana ku maamul course-dada. waa kuu waxtar wayn hadaad dhalinta soomaaliyeed cilmigooda kor u qaado waana kuu sharaf. Shuruudaha Markaad Buuxiso Formka Noqo Macalin palatformka Faseex.com, waxaad waxaad ogaataa in aad u hogaansanaato shuruudaha macalinkasta  “Shuruudaha“ 1. Waxaad si toos ah heshiis ula galaysaa  palatformka Faseex 2. Macalin ahaan waxaad masuul katahay dhamaan course-da aad soo gudinayso  3 waa in aad haysataa shahaadooyinka , khibrad kasta oo loo baahanyahay ay ku jiraan - [Reset password](https://faseex.com/reset-password/) - [Terms & Conditions](https://faseex.com/terms-conditions/):    Xeer-Hoosaadka Faseex.com Beec Mahan! Koorsooyinka Kujira madasha Faseex.com waxaa leh milkiyadooda Faseex.com, ardaygu wuxuu xaq uleeyahay oo kaliya daawashada muuqaalada koorsada uu ka diiwaan gashanyahay gudaha website Faseex.com ama Faseex APP. La Dagis Waa Mamnuuc! Koorsooyinka Faseex waa Dalbo oo Daawo Durbadiiba ama (Streaming Only) Loomana Ogola in ardaygu lasoo dago muuqaalada koorsada, waxa kaliya oo la ogolyahay in lala soo dago waa Course Materials sida Slides ama softwares ka lasocda koorsada si aad ugu shubato computerka, ama aad usoo daabacato slides ama eBooks haduu lasocdo koorsada, sida badan koorsooyinka faseex.com waa practical ama iTUS oo mawataan buug qoraal ah. Hal Arday, Hal Account! - [About](https://faseex.com/about/): About Us Porta platea eget tincidunt nunc massa sed fermentum felis, vel, egestas nec interdum et scelerisque blandit nunc faucibus et adipiscing diam cursus aenean nulla. Mauris auctor sit consequat sed aenean purus egestas porta vel fermentum, nec nisi at eget non, nisi tincidunt tempus, etiam eget blandit tortor pulvinar est faucibus tristique blandit volutpat … About Read More » - [Home](https://faseex.com/): On-Demand Course Complete Python Masterclass for Web Development Amet facilisi phasellus lacus, sit massa, erat placerat aenean aliquet ultrices eleifend enim enim lacus elit. Start Course View All Courses What our Happy Student Say Mauris auctor sit consequat sed aenean purus egestas porta vel fermentum, nec nisi at eget non, nisi tincidunt tempus, etiam eget … Home Read More » - [Checkout](https://faseex.com/checkout/): hadaad somali joogto ku dir lacagta Golis Sahal 907716459 Telesom 0634939886 Edahab 0667716459 EVC 0610658515 markaad dirto fadlan waxaa kuu soo dhacay email   - [Cart](https://faseex.com/cart/) - [Instructor Registration](https://faseex.com/instructor-registration/) - [Student Registration](https://faseex.com/student-registration/) - [Dashboard](https://faseex.com/dashboard/) - [Privacy Policy](https://faseex.com/privacy-policy/): At faseex, accessible from https://faseex.com, one of our main priorities is the privacy of our visitors. This Privacy Policy document contains types of information that is collected and recorded by faseex and how we use it. If you have additional questions or require more information about our Privacy Policy, do not hesitate to contact us. This Privacy Policy applies only to our online activities and is valid for visitors to our website with regards to the information that they shared and/or collect in faseex. This policy is not applicable to any information collected offline or via channels other than this website. - [Contact](https://faseex.com/contact/): Contact Us waxaad nala soo xirir kartaa xili kasta  Address Rowda- Bosaso – Puntland- Somalia Call Us +252907723725 Call Us +252610658515 Email Us admin@faseex.com Follow us Facebook Twitter Instagram Medium Youtube ## Products - [Barashada Microsoft Excel](https://faseex.com/product/barashada-microsoft-excel/) - [Microsoft Office Word 2021](https://faseex.com/product/microsoft-office-word-2021-3/) - [Microsoft Office Word 2021](https://faseex.com/product/microsoft-office-word-2021-2/) - [Mastering AI & Automation 4 Course](https://faseex.com/product/mastering-ai-automation-4-course/) - [N8N AI Agent Development afsomali](https://faseex.com/product/n8n-ai-agent-development-afsomali/): Baro sida loo dhiso AI Agents, Chatbots, CRM Systems, Sales Pipelines, Appointment Booking Systems, RAG Applications, iyo Business Workflows adigoo adeegsanaya N8N. Course-kan wax ku oolka ah wuxuu kaa qaadayaa heerka bilowga ilaa heer dhexdhexaad adigoo ku baranaya mashaariic dhab ah, workflow files diyaar ah, templates, source documents, iyo farsamooyin xirfadeed oo si toos ah loo adeegsan karo. - [Master AI Video Creation Course Afsomali](https://faseex.com/product/ai-video-creation-course-somali-veo3-chatgpt-elevenlabs-capcut/): Baro AI Video Creation af-Soomaali adigoo isticmaalaya ChatGPT, Veo3, ElevenLabs iyo CapCut. Samee cinematic videos, viral content, AI voiceovers, YouTube automation iyo monetizable AI projects si practical ah. - [Agent Coding Mastery – Frontend & Backend Development with AI Afsomali](https://faseex.com/product/ai-agent-coding-course/): Waxaa bixiya Faseex Institute course practical ah oo lagu baranayo Frontend & Backend Development iyadoo la adeegsanayo AI tools casri ah si ardaygu u yeesho xirfad shaqo, freelance, iyo system development. - [Mastering AI & Automation Afsomali Course](https://faseex.com/product/ai-automation-mastery-course-afsomali/): AI Automation Mastery waa course heer sare ah kaas oo si qoto dheer kuu baraya sida AI loogu beddelo automation shaqeynaya oo dhab ah, laguna dhiso xalal ganacsi iyo kuwo shaqo. Course-kan ma aha theory kaliya. Waa mid ku dhisan: real use-cases system thinking automation workflows AI tools integration ???? Haddii Prompt Engineering uu yahay sida AI loola hadlo,AI Automation Mastery waa sida AI shaqo loogu dhiibo. - [AI Prompt Engineering Fundamentals Afsomali Free](https://faseex.com/product/ai-prompt-engineering-fundamentals-afsomali-free/): Prompt Engineering Fundamentals waa course bilaash ah (FREE) oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu fahmo sida AI u fekerayo iyo sida si sax ah loola hadlo. Course-kan wuxuu dhigayaa aasaaska dhammaan koorsooyinka AI ee kale. ???? Waa meesha laga bilaabo: ChatGPT Claude Gemini iyo LLM kasta oo kale ???? WHAT YOU WILL LEARN (FREE) By the end of this course, you will: Fahmi doontaa waxa prompt yahay Kala saari doontaa: Zero-shot prompting Few-shot prompting Qori doontaa prompts: cad la saadaalin karo natiijo leh Fahmi doontaa sababta AI mararka qaar u qaldo Baran doontaa sida prompt loo hagaajiyo ???? CORE - [Crypto Technical Analysis Ict](https://faseex.com/product/crypto-technical-analysis-ict-2/) - [Crypto Technical Analysis Ict](https://faseex.com/product/crypto-technical-analysis-ict/): Key Concepts of ICT Trading Liquidity Displacement Market Structure Shift Inducement Fair Value Gap Optimal Trade Entry (OTE) Balanced Price Range Applying ICT concepts in TradingView     - [Crypto Currency Course Af-somali Kubaro](https://faseex.com/product/crypto-currency-course-af-somali-kubaro/) - [Crypto Currency Course Af-Somali Ku Baro](https://faseex.com/product/crypto-currency-course-af-somali-ku-baro/) - [Adobe PhotoShop CC Beginner](https://faseex.com/product/adobe-photoshop-cc-beginner/): Adobe Photoshop  waa software loo isticmaalo wax kaqabadka sawirada, xirfada aad kubaranayso koorsdaan waxaa kamid ah: Furista PhotoShop files, Photoshop tools iyo workspaces, Photoshop Layers, Kaydinta sawirka – Saving images, Kordhinta Iftiinka masawirada – Brightening images, Qurxinta masawirka – Balancing images, Barashada Qaabaynta masawirka – Developing images, Midbka masawirka – Colour correction, Qaabka xulashada – Selection tools, kala qaybbinta masawirka – Cropping image, Rinjiyaynta maswirka – paint, Qaab iyo Qurux – Retouching, Hagaajinta araga masawirka – Pixel Resolution. iyo kuwe kaloo fara badan - [Complete Microsoft Office 2021](https://faseex.com/product/complete-microsoft-office-2021/) - [Advance Ecommerce](https://faseex.com/product/advance-ecommerce/) - [Microsoft Excel 2019](https://faseex.com/product/microsoft-excel-2019/) - [Microsoft PowerPoint 2021](https://faseex.com/product/microsoft-powerpoint-2021/) - [Microsoft Access 2021 Form Scratch](https://faseex.com/product/microsoft-access-2021/) - [Barashada Windows 10](https://faseex.com/product/windows-10/): Barashada Windows 10 taas oo loogu talagalay in ay kaa siiso aqoon dhamaystiran habka adeegsida kombuyuutarkaaga. Yoolkeenu waa in aad si xirfad leh uga shaqeysato Windows 10, adoo kordhinaya waxtarkaaga shaqo iyo ilaalinta xogtaada. - [Digital Marketing](https://faseex.com/product/digital-marketing/) - [Mastering Google ads](https://faseex.com/product/mastering-google-ads/) - [mastering Quickbooks Enterprise 2021](https://faseex.com/product/mastering-quickbooks-enterprise-2021/) - [Microsoft Office Word 2021](https://faseex.com/product/microsoft-office-word-2021/) - [Computer Network](https://faseex.com/product/network/): About Course QuickBooks waa software lagu xisaabiyo shirkada Ganacsiga iyo Hay’adaha, course daan waxaad ku baran doontoo QuickBooks Desktop And QuickBooks Online. Waxaad awoodi doontaa in aad ku shaqayso quickbook ganacsi walba oo aad u baahato. QuickBooks waxaa lagu soo kor dhiyey adeegyo badan oo muhiim ah.   Quickbooks waxaad ugu shaqayn kartaa shirkadaha sida- Shirkadaha iibiyaha alaabta sida rashinka, shoppin-ka, electronics-ka, Macuunka, sharaabka IWM Shirkadaha bixiya adeega – sida cilad bixinta, dental, delivery, cargo IWM Shirkadaha sameeya badeecada- sida caagadaha bixiya , sharaabka, dharka, baca wax lagu qaato, Kaluunka, bulukeetiga , Aluminum-ka IWM Hay’adaha bixiya deeqaha iyo ururuda fululiya mashaariicda hay’adaha NGO Beeraha soo iib geeya dalaga lacuna oo isticmaala halbeega Kg. Shirkadaha iibiya Daawooyinka Jumlu iyo tafaariiq Makhaayadaha Cuntada iyo sharaabka iibiya Schoolada iyo jaamacadaha Carwooyinka- dharka iyo kabaha iibiya   Waxaad ku baranaysaa course-daan qab online ah waxaadna awoodi doontaa in aad noqoto quickbook administrator awood buuxdana u leh in uu xisaab xiro shirkadaha iyo in uu soo saaro khaladaadka xisaabadka xiliga xisab xirka .   Waxaad baran doontaa isticmaalka quickbook online adoooga awoodaya in aad xisabtaada ganacsi ka dhigto mid online ah. course-daan waxaa dhiga Eng Mohamed Dhakul Bayr oo in ka badan 15sano khibrad QuickBooks leh kuna shaqeeyey , bare jaamacadeedna ka ah deeganada Puntland ## Optional - [Agent (MCP protocol)](websites-agents.hostinger.com/faseex.com/mcp) [comment]: # (Generated by Hostinger Tools Plugin)